Maamulka iyo bulshada degaanka Inamad oo codsi u diray wasaaradda Waxbarashada Galmudug.

0
190

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Bulshada iyo maamulka degaanka Inamad oo hoostaga magalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa wasaaradda waxbarashada Galmudug iyo Hay’adaha kashaqeeya waxbarashada ka codsaday in lagala qeyb qaato dhsimaha Schoolka degaanka Inamad.
ugu horeyn macalinka dhiga schoolka degaanka inamad ayaa kawarbixiyey tirada ardeyda dhigata dugsiga iyo fasalada iskuulku ka koobanyahay.
maamulka iyo waxgaradka degaanka ayaa dhankooda ka codsaday in cabashada dadka reer Inamad kasoo jawabto wasaaradda waxbarashada Galmudug garahana wasiirka wasaaradda waxbarashada Galmudug Mohamed Xashi Dhore.

Warkan waxaa soo jeedinaya:-Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here