Maamulka Iyo bulshada degmada Qardho oo bilaabay Olole dhir beeris ah.

0
50

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Maamulka iyo bulshada Degmada Qardho ayaa degmadaasi ka daah-furay olalaha Cagaarinta Magaalada waxaana dhirt lagu beerayaha gobaha danta guud sida xarumaha dowlada iyo wadooyinka magaladaas waxanaa ololahan lugu magac-daray Guri iyo Geed.

Warkan waxaa soo jeedineya:-Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here