Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha xaafadda New Dhuusamareeb (Ex Tuulo qodax) Maxamed Aadan Cali (Maxamed Yare) iyo xubnaha kale ee Gudiga Xaafada oo kaashanaya bulshada ayaa bilaabay dayac-tir iyo hagaajin ay ku sameyeen waddooyinka iyo laamiga qeybta uu ka maro xaafadda New Dhuusamareeb.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor