Maamulka iyo bulshada xaafada Waxaracade Dhuusamareeb oo billaabay dhismaha wadooyinka xaafadaas

0
149

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha xaafadda waracadde mudane maxamed Nuur maxamed (Dhabarey), iyo xubnaha kale ee guddiga xaafadda kaashanaya shacabka xaafadda ayaa wada isku tashi iyo dib dhiska waddooyinka danta guud ee dhex mara Xaafada Waxaracade oo kamida xaafadaha ay Dhuusamareeb ka kooban tahay.

Warakan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here