Maamulka iyo ganacsatada magaalada Dhuusamareeb oo baaq loo diray

0
82

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Xili maalmihii Ciida qarka u saaranahay, waxaa maamulka iyo ganacsatada Dhusamareeb lagu boorinayaa inay sameeyaan goobo ay bulshada ku wada qaataan waqti farxad leh, si ay ugu wadaagaan farxadda maalmaha barakeysan ee Ciida.

waxaana inoo soo jeedinaya=Ahmed Mohamed Jamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here