Maamulka Jamacadda umadda oo kulan la qaatay ardayda ka baxeysa Dugsiyada sare ee Caabudwaaq.

0
32

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankan ayaa ahaa mid lagu dhiirrigeliyo ardayda ka baxaya dugsiyada sare ee degmada Caabudwaaq
Waxaana ka qeybagalay arday ka soctay dugsiyada kala duwan degmada iyo maamulka jamacadda.

Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here