Maamulka jubalanad oo dib u dajin u sameynaya dad danyar ah oo ku nool deegaanka Lugloow.

0
75

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Agaasimaha guud ee wasaarada howlaha guud iyo guriyeeynta jubalanad Maxamed Mursal Xersi ayaa kormeeray deegaanka lugloow ee duleedka magalada kismaayo halkaasi oo uu ka socdo mashruuca xalka waara ee dib u dajin loogu sameynayo dadka danyarta ah iyo dadka kasoo laabanaya dalalka darsika ah kuwaaso oo qaxooti mudo ku ahaa.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here