Maamulka Jubbaland oo kawarbixiyay Saamaynta ka dhalatay Fatahaadaha Wabiga.

0
47

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee dowlad goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka warbixiyay Saamaynta ka dhalatay Daadadka iyo Fatahaadaha taas oo ka dhalatay Roobka dayta iyo Fatahaada Wabiga Jubba wax uu sheegey in deegano badan oo Jubbaland ka tirsan sameyn kuyeeshin ayna dad badan ku Barakacayaasha haddana ay u bahanyihiin gargar bini aadamnimo

Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here