Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xili dhalinyarada Soomaaliyeed ay ka mid yihin tahriibayaasha Sanaadkasta dhibatooyinka kula kulma wadamada qaar si ay ugaran dalalka reer galbeelka ayaa arinta tahriibka waxa bulshada ku nool deeganadda koofur galbeed Somali loogu baaqay inay joojiyaan tahriibka.
Lataliyaha madaxweynaha koofur galbeed Somalia ayaa dhalinyarada ka tahriibara deegnada koofur galbeed Somali kula dardarmay joojinta tahriibka.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf