Maamulka koonfur galbeed oo agab xafiiseed kala wareegey hay’adda ILO.

0
39

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Shaqada iyo Arimaha bulshada KGS Axmed Xasan Fiqi ayaa agab xafiiseed Kala wareegey Hay’adda ILO.

Agabkan ayaa ka kooban Kombiyootarro iyo agab kale.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifitaha Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here