Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madarsada Tawakal oo kamid ah madaarista Qur’aanka kariimka taas oo ku taalo Magaalada Dhoobley ayaa waxaa xiligan ka muuqdo dayac xoogan
Madarsadaan ayaa ka sameysan dhismaha cariishka ah waxeyna u bahan tahay dayac tir lagu sameyo marsada ayaa la dhisay waqti hore balse hada duntay
Warkan waxaa soo jeedinaya:-Abdifitax Mohamed Ahmed.