Maamulka Magaalada Baydhabo oo bulshada ka codsaday inay kala shaqeeyaan Bilicda Degmada.

0
94

Gudoomiye kuxigeenka maamulka iyo maaliyadda Degmada Baydhabo ayaa Bulsaha ka codsaday in ay lashaqeeyaan waaxda faydhoorka ee Degmada Baydhabo kadib olole nadaafdeed oo maamulka Dowladda hoose ee Baydhabo ka sameeyeen suuqyada magaalada.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here