Maamulka magaalada Dhuusamareeb oo amarro cusub ku soo rogay bulshada.

0
115

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa soo saaray amaro quseeya bulshada Dhuusanareeb waxaana amaradaan kamid ah sare u qadida nadafada magalada, in qofna dhisan karin Guri aan maamulka dowlada hoose fasax uga heysan, waxaa sidoo kale lagu amray in guri kasta iridiisa lagu xiro layr amaradaan waxaa warbaahinta lawadagay Gudoomiye ku xigeenka Dhuusamareeb Mudane Abdisamad Salad aadan.
Dhanka kale Taliyaha Booliska Dhuusamareeb Dhame Nuur Cilmi Maxamad ayaa sheegay iney diyaar u yihiin fulinta amarada talabana ay ka qaadi doonaan qof kasta oo ka dhaga adeegta fulinta amarada maamulka.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here