Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka magalada Dhuusamareeb ee casimada galmudug ayaa markii ugu horeysay furay goob gaar ah oo loo asteeyay in lagu gubo qashinka laga soo qaado gudaha magaalada.
Furitaanka goobtaan ayaa wax ka soo qeybgalay masuuliyiin ka tirsan mamulka degmada xubnaha ka socda Hayadada PAh iyo masuuliyiin kale. Dhismaha goobtan ayaa waxa mamulka ka caawiya Hay’adaha PAH.
Daa’uud Cabdi Cusmaan madaxa Hay’adaha PAH ee Galmudug ayaa ka warbixiya wareejinta goobta iyo agabka ay ku wajeeriyeen mamulka Caasimadda.
Waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Cabdulqaadir Yuusuf.