Hey’adda Mukhtar Ali Foundation ayaa degmada Afgooye ee gobolka shableeha hoose gargaar ugu qeybiyay 200 qoys oo ay saameysay fatahaada Wabbiga Shabeele.
Deeqdan oo iskugu jirtay rashiinka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa ka faaideystay qoyasas danyar ah oo ku nool degmada Afgooye ee gobolka Shableeha hoose.
Warka waxaa soo jeedinaya: