Maamulka Puntland oo dahfurtay Qorshaha hormarinta Shanta sano ee soo socota.

0
30

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe ka daahfuray qorshaha horumarinta degmooyinka, qiimeynta baahiyaha, iyo jaangoynta barnaamijyada hortabinta u leh deegmooyinka maamulka Puntland.

Wasaaradda Qorsheynta ee Maamulka Puntland ayaa sidoo kale diyaarisay Qorshaha 4aad ee Horumarinta Puntland (2025-2029).

Warkan waxaa soo jeedineysa: Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here