Maamulka Xaafadda Dayax ee Dhuusamareeb oo ku baaqay in bilic-soocelinta Magaalada laga shaqeeyo

0
77

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiyaha Xafadda dayax ee magaalada Dhuusamaree Sahro Cabdi cabdule ayaa bulshada ugu baaq day inay ka shaqeeyaan soo celinta bilicda magaalada Dhuusamareeb ee caasimada galmudug . Sido kole gudoomiyaha ayaa sheegtey in haweenku door muhiim ah ku leeyihiin ka shaqeyta bilicda magaalada.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Andulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here