Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Kulankan oo ahaa mid wadatashi lagu yeelanayey bulshada ayna soo qaban qaabiyeen maamulka xaafadda Waabari ayaa lagu qabtay magaaladda Dhuusamareeb.
Waxaana kasoo qeybgalay Gudoomiyaha xaafadda Waabari Safia Muumin Xasan,xubno ka socday ururada haweenka iyo dhalinyarada xaafadda , odayaasha iyo qeybaha kale ee bulshada xaafadda Waabari ee Dhuusamareeb.
Warbixintan waxaa diyaarisay: Hamdi Dirie Ali