Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Gudoomiyaha Xafadda waabari Ee magalada Dhuusamareeb ee casimada galmudug Safiyo Muumin Xasan ayaa wasaradda caafimaadka galmudug ugu baaqay inay ka tageeran adeegyada caafimaadka ee xarunta caafimaadka ee xafada waabari si bulshada xafada u helan adeegyo caafimaad oo dhameestiyan.
Dhanka kale gudoomiyaha Xafadda waabari ayaa bulshada xafadda waabari igu baaq day inay ka qeeb qaatan hormarinta adeegyada bulshada ee xafadda muhiimka u ah sida caafimaadka.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf