Maamullada gobolka Mudug ee Galmudug iyo Puntland oo ku guuleystay xallinta colaad ka dhacday deegaanno ka tirsan gobolka Mudug

0
49

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamullada gobolka Mudug ee Galmudug iyo Puntland ayaa ku guuleystay inay xaliyaan colaad ay dad ku dhinteen oo ka jirtay aagagga Afbarwaaqo iyo Towfiiq.

Warkan waxaa soo jeedinaya:-Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here