Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Awaamiir cusub oo kasoo baxdey maamulka dowlada hoose degmada Cadaado ayaa digniin lagu siiyey Gaadiidka kala duwan sida bajaajyada iyo bi.alada iyo gaeaarida Caro gadiyaha in ay isku diiwaan galayaan wqqtigii looqabtay iyadoo dadka Dadka sandaqadaha iyo miisaska ku xiray jidadkana lafaray in ay furaan wadooyinka ay xireen.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi