Maareeyaha Tiyaatarka qaranka oo ka warbixiyay iskuul agoonta wax lagu baro oo laga hirgeliyay degmada Guriceel

0
17

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maareeyaha guud ee tiyaatarka abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmo ka hor safar ku yimid degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa waxaa uu safar shaqo ku tagay iskuulka agoonta ee Maxamuud Sebriye oo dhowaan laga hirgeliyay degmada Guriceel.

Maareeyaha ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyay hirgelinta iskuulkan uu sheegay in si xilqaan ah ay dad muxsiniin ah ugu tababruceen danyarta iyo agoonta ku nool degmada Guriceel iyo deegaannada hoos yimaada.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here