Maayarka degmada gaalkacyo oo shir gudoomiyey kulanka Hay’adaha Samafalka ka shaqeeya Gaalkacayo

0
53

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Kulan uu soo agaasimay maamulka Dowladda Hoose ee degmada Gaalkacyo Galmudug ayaa lagu qabtay xarunta Dowladda Hoose ee Caasimadda gobolka Mudug.

Shirkan waxaa diiradda lagu saraayay dardargelinta mashaariicda muhiimka ah ee ka socda Gaalkacyo iyo degaannada Hoos taga kuwaas oo ay fulinayaan hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah ee ka howlgala gobolka Mudug.

Guddoomiyaha Gaalcayo Abdirahman Sheikh Hassan, xubno katirsan maamulka Dowladda hoose ee Gaalkacyo Galmudug iyo wakiillo ka socday hay’adaha ka howlagalaga Gaalkacyo ayaa ka qaybgalay shirkan.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here