WARARKA Macalimiinta schoolada Dhuusamareeb oo ka hadlay sida luuqadaha qalaad u caawiyaan fahamka ardaydayda By admin - October 15, 2022 0 62 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-qaar kamid ah macalimiinta schoolada Dhuusamareeb wax kadhiga ayaa ka hadlay sida luuqadaha qalaad u caawiyaan fahamka ardaydayda xiliyada ay waxbaranayaan. Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Xamdi Diiriye Cali. http://radiodaar-dheer.so/wp-content/uploads/2022/10/warka-xamdi-luuqadaha-.mp3