Macalin wax kadhiga Iskuullada Dhuusamareeb oo waalidiinta kula taliyay inay dadaal badan ku bixiyaan waxbarashada Ubadkooda.

0
109

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Macalin Calas Abshir Nuurre oo bare wax kadhiga Iskuullada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug gaar ahaan Schoolka Ablaal ayaa waalidiinta kula taliyay inay dadaal badan ku bixiyaan waxbarashada Ubadkooda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdidaahir Garaad Cali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here