Machad lagu baranayo culuumta Islaamka ayaa laga furay degmada Guriceel.

0
2

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Guriceel ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu daahfurayay Machadka Al-Balad, oo lagu baran doono culuumta kala duwan ee Islaamka.

Munaasabadda daahfurka machadka ayaa waxaa goob joog ka ahaa culumaa’udiin, waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, iyadoo lagu sheegay in machadkan uu noqon doono xarun muhiim ah oo lagu kobciyo aqoonta diinta Islaamka iyo tarbiyadda ardayda.

Waxaa soo jeedineya:Sacdiyo Abdulkadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here