Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudomiye Ku xigeenka degmada Cabdixakiin Maxamed cali(Shilin) aya wehliyaan Xoghayaha degmada Cadaado Cabdiraxmaan Axmed Xirsi iyo xilibaano ka tirsan golaha degaan ayaa ka qayb galay xarig jarka Madarasada Daaru Qur,aan ee laga hirgeliyay deegaanka Dayaano oo hoostaga degamada Cadaado ee gobolka Galgaduud.
Xamdi Diriye Cali ayaa warkan soo jeedineysa:
Audio Player