Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Daahfurka madasha Somali Climate Action Platform oo SCAP loosoo gaabiyo oo ka shaqayn doonta howlaha la xiriir isbedelka Cimilada ayaa laga daah furay magaalada Muqdisho.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama.