Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madashan oo ay ka qaybgaleen masuuliyiin ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya pp isugu jira golayaasha Baaralamaanka iyo Xukuumadda ayaa lagu qabtay muqdisho waxaana looga hadlayay sidii iskaashi dhaqaale ay u yeelan lahaayeen dalalka Turkiga iyo Soomaaliya,
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali