Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wafdi ka socday Jaamacada Somaville faraceeda Muqdisho uuna hogaaminaayay guddoomiyaha jaamacadda Dr Abdinur sheekh Axmed ayaa gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud waxana halkaas ku soo dhaweyay Madaxda Jamacada Faraceeda Guriceel, ujeedka safarka ayaa ah inay daah furaan xarunta cusub ee jaamacadda somaville , sidoo kale waxay booqan doonaan degmooyin kale oo ka tirsan.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed