Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Nabadoon Abdulahi Abdikarim Mohamed oo ku soo biiray bahda dhaqanka Galmud ayaa maanta lagu caleemasaaray Dhuusamareeb.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug xubno kamida Golaha Wasiirada Galmudug, Xildhibaano heer federaalka iyo Galmudug, Agaasimyaal ,salaadiin iyo boqolaal bulshaa ayaa ka qaybgalay Xaflada Caleemasaarka nabadoon Cabdullahi Cabdikariin maxame
Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa soo jeedinaya