Madax ka tirsan dowlada soomaaliya iyo Galmudug oo ka hadlay shirka ka furmay OIol.

0
62

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xili degaanka Olol uu shalay ka furmay shir lagu heshisiinayo beelo ka soo kala jeeda Degmooyinka Xeraaale iyo Caabudwaaq ayaa Xildhibaano ka tirsan dowlada soomaaliya iyo wasiiro ka tirsan Galmudug ayaa soodhaweyey shirkaas.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here