Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxa mashruuca wadada laamiga Dhuusamareeb, Eng. Abdulkadir Carab, ayaa sheegay in wajiga koowaad ee dhismaha wadada uu haatan marayo gabo-gabo, isla markaana la qorsheynayo in la soo gabagabeeyo bilowga sanadka soo socda.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor


