Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxwaynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaa uu ugu hambalyeeyay Munaasabadda ciidul Fidriga ee sanadkan 1446 Hijriya.
Madaxweynuhu waxaa uu umadda u rajeeyah inuu ka aqbalo acmaasha wanaagsan ee ay soo sameeyeen bisha barakeysan ee Ramadaan.
Warkan waxaa faah faahineysa:Abdidaahir Garaad Ali