Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirka midowga africa oo ay ka qayb galeen dalal badan oo katirsan midowga africa somalia ay kamid tahay ayaa Madaxtooyada Qaranka waxa ay faah faahin ka bixisay isku day Ciidanka Ethiopia ay Madaxweynaha iyo wafdigiisa uga hor istaageen inuu galo xarunta Shirka Midowga Afrika ee magalada Adis ababa ee Dalka ithopia
Waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed