Madaxwaynaha Galmudug oo Dhuusamareeb kusoo xiray Shirka Madasha Xasilinta iyo Soo kabashada deg-dega ah

0
42
Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray Shirka Madasha Barnaamijka Xasilinta & Soo kabashada deg degga ah.
Shirkan oo Caasimadda Galmudug ee Dhusamareeb ka socday labadii maalin ee lasoo dhaafay ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib-U heshiinta Dowladda Galmudug, ayuu madaxweynuhu kaga mahadceliyay taabba gelinta shirkan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here