Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Abdi Kaariye “QoorQoor” ayaa magalada Cadaado uga qeyb galay xaflada caleema saarka guoomiyaha degmada Cadaadi iyo kuxigeenkiisa oo maanta lagu qabtay magaaladaasi waxaana munaasabada caleema saarka kaqayb galay sidoo kale madax kala duwan sida wasiiro katirsan xukuumada federaalka soomaaliya,xubno masuuliyiina oo katirsan 2da gole ee Galmudug,maamullada gobolada Mudug iyo Galgaduud,siyaasiyiin iyo qaybaha bulshada Cadaado.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.