Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha JFS”.DFS waxay mas’uul ka tahay waxa dadka ka dhexeeya, waxa ugu horeeyana waa Diinta Islaamka, marka danta shaqsiga lama xalin karo,dowladnimada oo kaliya ayaa waxkasta lagu gaari karaa”.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali