Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Abdiaziz Hassan Mohamed laftagareen Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa Baydhabo ka furay jaamacada maamulkaas ee Koonfur Galbeed oo ardeyda deganadaas ku bareysa waxbarasho bilaasha.
Qaar ka mida madaxdii ka soo qeyb gashay Furitaanka jaamacadan oo ugu horeeyo wasiirka waxbarashada koonfur galbeed oo madasha ka hadlay ayaa soodhaweyey furitaanka jaamacada.
Madaxweyne Laftagareen ayaa sheegay in ka maamul ahaan diyaar u yihiin sare u qaadista tayada waxbarashada deganada maamulkaas.
Warkan Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa faah faahinaya