Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdulle umagacaabay Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Mudug.
Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdulle ayaa kamid ahay Saragisha Ciidanka Booliska Soomaaliya.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdidaahir Garaad Ali