Madaxwayne ku xigeenka Galmudug oo Dhuusamareb ka xarig jaray xarunta Telefeshinka Galmudug.

0
97

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabad lagu xarig jarayay xarunta Telefeshinka Galmudug ayaa lagu qabtay Dhuusamareeb waxaana ka qayb-galay madaxwayne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, wasiirka warfaafinta, maamulka iyo shaqaalaha tv-ga.

Warkan waxaa faah faahinaya:Abdidaahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here