Madaxwayne ku xigeenka Galmudug oo ka warbixiyay qorshaha Dowladda Galmudug ee maamul daadejinta

0
53

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Cali Daahir Ciid, madaxwayne ku xigeenka maamulka Galmudug oo ka qayb-galayay shirka qarnijirka 2060 ee Soomaaliya oo Dhuusamareeb lagu qabtay ayaa sheegay in Galmudug ay qorshaynaysao in adeegyada muhiimka ah la hoos geeyo maamullada Dowladaha hoose ee degmooyinka si loo dhamaystiro Maamul daadejinta.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here