Madaxwayne Ku-xigeenka Galmudug mudane Cali daahir ciid ayaa maanta booqasho iyo Kormeer ku tagay Wasaaradda Kaluumaysiga Iyo Kheyraadka bada Galmudug .
Wasaaradda kaluumaysiga oo ay kasocoto shaqooyin baaxad leh ayaa waxaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay Wasiirkan kaluumaysiga Dowladda Galmudug mudane garaad yuusuf maxamuud iyo qaar kamida shaqalaha Wasaaradda.
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo masuuliyiin wehlisay ayaa booqday qaybaha kala duwan ee Wasaaradda ayadoona Shaqaalaha Wasaaraddu madaxwaynaha oga warbixiyeen Shaqooyinka kasocda.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi