Madaxwayne ku xigeenka Galmudug oo sheegay in lagu raadjoogo dalkii dilay caruur aano qabiil loogu laayay deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Mudug

0
53

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxwayne ku xigeenka maamulka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo ka qayb-galayay Barnaamij ka baxa telefeshinka Qaranka oo dhuusamareeb lagu qabtay ayaa mar wax laga waydiiyay caruur maalin ka hor aano qabiil loogu dilay deegaanka Kaxan-dhaale ee gobolka Mudug waxaa uu sheegay in ciidanka Booliiska Galmudug ay ku raadjoogaan raggii dilkaas gaystay.

Warbixintan waxaa faah-faahinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here