Madaxwayne ku xigeenka Galmudug oo sheegay inuu sodo qorshe lagu soo saarayo khayraadka shidaalka ee Galmudug

0
105

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mudane Cali Daahir Ciid, Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Galmudug ayaa waxaa uu sheegay in uu socdo qorshe la doonayo in lagu soo saaro khayraadka Shidaalka ee ku jira deegaannada Galmudug.

Madaxwaynha ayaa xusay in deegaanno katirsan Galmudug laga helay ceelal shidaal isla markaana loo xilsaaray shirkado gaar ah inay ka shaqeeyaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here