Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo Garowe ka xarig jaray xarunta Baaritaannada Kansarka

0
38

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa xariga ka jaray xarunta caafimaad ee Nucleus Pathology Laboratories, oo laga hirgeliyay magaalada Garoowe, waa xarun caafimaad oo qaabilsan baaritaanka Kansarka, Burooyinka iyo dheecaamada.

Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa boggaadiyey hirgelinta xaruntan, wuxuuna muujiyey muhiimada ay leedahay in la helo Sheybaar lagu baaro xanuunada Kansarka , Burooyinka iyo wixii la mid ah.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here