Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-munaasabadaan oo ahayd mid lagu xusayay 16sano guuradii kasoo wareegatay markii la aas aasay dowlad goboleedka Galmudug laguna qabtay degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa kaqayb galay madaxda sare ee dowlad goboleedka Galmudug sida madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Ahmed Abdi Kaariye”QoorQoor”madaxwayne kuxigeenka Galmudug Ali Daahir Eid,gudoomiye kuxigeenka 2aad marwo Faadumo Faandhe,masuuliyiinta 2da gole ee Galmudug,gudoomiyeyaasha gobolada Mudug iyo Galgaduud,maamulada degmooyinka qaar iyo qaybaha bulshada Cadaado.
madaxawaynaha dowlad Goboleedka Galmudug AHmed Abdi Kaariye ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa kajeediyay munaasabada isagoona hamblayo udiray guud ahaan bulshada Galmudug.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.