Madaxweynah Konfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay wafdi ka socday hay’adda FAO

0
82

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Konfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi ka socday hay’adda FAO ayaa kala hadlay sidii ay qeyb uga qaadan lahaayeen arrimaha wax soo saarka iyo inay arkaan baahiyaha ka jira deegaannada maamulkaas.
Wasiirka Bey’ada iyo Isbedelka Cimilada Dowlad Goboleedka Konfur Galbeed Diini Cabdinuur ayaa Warbaahinta faah faahiyay waxyaabihiin looga hadlay kulanka.

waxaa soo jeedinayaAbdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here