Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed xubinnimada Dalladda Bulshada Afrika (EAC), isagoo ka warbixiyey dadaalka lagu bixiyey, fursadaha ku jira iyo awoodda dadkeennu ay u leeyihiin in ay la tartamaan dhiggooda shucuubta Gobolka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulllahi Abdulkadir Nor