Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mundane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay sameeynta daadadka iyo fatahaadaha ay ku yeesheen shacabka Soomaaliyeed.
Xasan Sheek Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu baaqay bulshada soomaaliyeed in ay u gurmadaan dadka ay sameyeen Fatahadaha Iyo Daadadka dalka ka dhacay.
Abdulahi Abdulkadir Nor Ayaa Faah Faahianaya.